qaajabbeelid
(m.dh)ld gaajabbeelid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaajabbeelid ↴
gaajabbeelid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaajabbeel². ld qaajabbeelid. gaajabbeel, qaajabbeelid
qaajabbeel [m.l]
Qof ku shaqeeya wax yar nolol maalmeedkiisa. ld gaajabbeel¹.
qaajabbeel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
Xoogxaraash ahaansho. ld gaajabbeel².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg