qaaley
(m.dh)

Qof aan dhergin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaaley

qaaleyn [m.dh]
ld qaaliyeyn.

qaaliyeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaaliyee. ld qaaleyn.

dhaqaaleysad [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
ld dhaqaalaysasho.

dhaqaaleysnaan [m.f.dh]
egg dhaqaaleysan. ld dhaqaaleysnaansho.

dhaqaaleyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Wax tashiilasho. 2. Wax daryeelasho.

qaal [m.dh]
1. Laamaha cardunka ah ee ka soo baxa dhir roob ku da'ay. 2. Dhegaha ariga. 3. ld qaali.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg