qaaliyee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-yeeyay, -yeysay)

Wax qaali ka dhigid. ld qaalee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaaliyee

qaalee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
ld qaaliyee.

qaaliyeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaaliyee. ld qaaleyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg