qaalmooti
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Neef irmaan oo caano yareeyey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaalmooti ↴
qaalmootin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaalmooti. ld qaalmootis.
qaalmootis [m.l]
ld qaalmootin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg