qaamuus
(m.l) (-syo, m.dh)Buug lagu ururiyey ereyo badan oo af leeyahay oo isugu xiga sida alifka u kala horreeyo, eray walbana ay ku hor qoranyihiin macnihiisa, qaabkiisa iwm.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaamuus ↴
Qaamuuska []
eeg Qaamuus. qaamuus
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg