qaandhaw
(m.l)

1. ld qaandhebid, qandhow 1. Bixinta qaan laysku lahaa layska baxsho. 2. Kabarray.

qaandhaw
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-dhebay, -dhawtay; -dhebi)

U q.: qaan laysku lahaa bixin. ld qaandhow².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaandhaw

qaandhebid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaandhaw². ld qaandhaw¹, qandhow.

qaandhow [m.l]
ld qaandhaw¹, qaandhebid.

qaandhow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld qaandhaw².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg