qaandhebid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg qaandhaw². ld qaandhaw¹, qandhow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaandhebid

qaandhaw [m.l]
1. ld qaandhebid, qandhow 1. Bixinta qaan laysku lahaa layska baxsho. 2. Kabarray.

qaandhow [m.l]
ld qaandhaw¹, qaandhebid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg