qaansheeg
(m.dh) (-gyo, m.l)

(dhaq.) Qoraal cid lagu weyddiinayo badeeco ay hore u qaadatay qiimahooda in ay bixiso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaansheeg

qaansheegte [m.l] (-tayaal, m.l/dh)
Qof qaansheeg soo qortay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg