qaaqami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax dab u dhawayn si loogu diiriyo ama engejiyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaaqami

qaaqamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaaqan.

qaaqamin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaaqami. ld qaaqamis.

qaaqamis [m.l]
ld qaaqamin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg