qaaqlee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -leysay)

Hadal aan macno lahayn sheegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaaqlee

qaaqleyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaaqlee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg