qaaraan
(m.l) (-nno/-ammo, m.dh)

Xoolo dad badan laga uruursho oo qof u baahan la siiyo ama arrin dadweynaha u dan ah lagu fuliyo ama si kale oo samafal ah loo bixiyo.

qaaraan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aamay, -aantay; -aami)

U q.: xoolo dad badan ka ururin si qof u baahan loo siiyo ama arrin dadweynaha u dan ah loogu fuliyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaaraan

qaaraamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaaraan².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg