qaarid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg qaar³. ld qaaris.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaarid

qaaris [m.dh]
ld qaarid.

qooqaar [m.l]
Gowriir; qanqood. ld qoo qaarid.

qooqaarid [m.dh]
ld qarqoorid.

qooqaarid [m.f.dh]
eeg qooqaar². ld qoo qaar¹.

qaar [m.l] (-rar, m.l)
1. Qayb wax ka mid ah; in, wax, qayb. 2. Jirka nafleyda labadiisa qayb mid ka mid ah. 3. Dhanka dambe. 4. Ardaaga aqalka. 5. Xero yar oo xerada weyn dhexdeeda laga sameeyo oo xoolaha inta caano nuugga ah la geliyo; edeg.

qaar [m.dh] (-ro, m.l)
1. ld qaare. Ul dhumuc weyn leh oo madaxa u buuran oo lagu dagaallamo; huur. 2. Cayaar shaxeed aan la baajin karin kataanteeda. ld

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg