qaarqaad
(m.l)

Dhinaca oo dhulka la dhigi waayo xanuun awgi; xaraarug.

qaarqaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Xanuun awgii dhinaca dhulka dhigi waayid; xaraarugid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaarqaad

qaarqaadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaarqaad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg