qaarqaadid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg qaarqaad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaarqaadid

qaarqaad [m.l]
Dhinaca oo dhulka la dhigi waayo xanuun awgi; xaraarug.

qaarqaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Xanuun awgii dhinaca dhulka dhigi waayid; xaraarugid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg