qabxad
(m.dh) (-do, m.l)

Naag sharmuuto ah. ld qabxo, qaxbad, qaxbo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabxad

qabxo [m.dh]
ld qabxad.

qaxbad [m.dh]
ld qabxad, qaxaabad.

qaxbo [m.dh]
ld qabxad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg