qabyaaladee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -deysay)

Nidaam qabyaaladeed qof kula dhaqmid; qof qabyaalad darteed uga eexasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qabyaaladee

qabyaaladayn [m.f.dh]
eeg qabyaaladee.

qabyaalad [m.dh]
Nidaam siyaasadeed oo ku salaysan dhaqanka qabiilka; kala qaybinta ummad loo kala qaybiyo qoloqolo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg