qadaadid
(m.f.dh)

eeg qadaad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qadaadid

qadaad [m.l] (-dyo, m.dh)
Madaxa docdiisa dambe; jeego.

qadaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Koor carrabbadeeda isku xirid si aanay u shanqarin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg