qadan
(m.l)

1. Nasiib; ayaan. 2. Q. ah: qof xoog iyo laf leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qadan

qad [m.l]
Labaq., saddexq. iwm: xoolo aan biyo cabbin laba maalmood, saddex maalmood iwm.

qad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Wax la qaybsanayey wax ka waayid. 2. Cuntocunid la'aan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg