qadaysii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

Cid qado siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qadaysii

qadaysiin [m.f.dh]
eeg qadaysii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg