qaddac
(m.l)

1. Weel yar oo subagga iyo saliidda iwm lagu cabbiro. 2. Wax muuqda ama fudud oo malaha lagu garan karo; wax muuqda, wax cad. 3. ld qaddicid.

qaddac
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-cay, -cday; -dici)

1. Wax goyn. 2. Ka q.: qof saad kala goyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaddac

qaddacan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
1. Wax la gooyay ahaansho. 2. Ka q.: wax la'ahaansho; qof saad lagala gooyay ahaansho.

qaddacnaan [m.f.dh]
eeg qaddacan. ld qaddacnaansho.

qaddacnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qaddacnaan.

qaddicid [m.f.dh]
eeg qaddac. ld qaddac¹ (3).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg