qafilid
(m.f.dh)

eeg qafil². ld qafil¹ (2), qafil¹, quful¹, qufulid, qunful.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qafilid

qafil [m.l] (-llo, m.dh)
1. Shey bir ka samaysan oo gacan yar oo qoolaaban iyo duleel yar oo uu furaha galo leh, oo faseexadda albaabka, sanduuqa iwm lagu xiro. 2. ld qafilid. 3. quful ¹, qunful¹.

quful [m.l] (-llo, m.dh)
1. (-llo, m.dh) Xubinta taranka ee gammaanka lab. 2. ld qafil 1. 3. qafilid.

qufulad [m.dh]
ld qafilid.

qufulid [m.dh]
ld qafilid.

qunful [m.l] (-llo, m.dh)
ld qafil¹; ld qafilid.

qunfulid [m.dh]
ld qafilid.

qafil [m.l] (-llo, m.dh)
1. Shey bir ka samaysan oo gacan yar oo qoolaaban iyo duleel yar oo uu furaha galo leh, oo faseexadda albaabka, sanduuqa iwm lagu xiro. 2. ld qafilid. 3. quful ¹, qunful¹.

qafil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Albaab, sanduuq iwm faseexaddooda qafil ku xirid. ld quful², qunful².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg