qafilo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-ishay, -ilatay)

Albaab, sanduuq iwm qafil ku xirasho. ld qufulo, qunfulo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qafilo

qafilasho [m.f.dh]
eeg qafilo. ld qufulasho, qunfulasho.

qufulo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ushay, -ulatay)
ld qafilo.

qunfulo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ushay, -ulatay)
ld qafilo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg