quusad
(m.l)

ld quusasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quusad

quusasho [m.f.dh]
eeg quuso. ld quusad.

quus [m.l]
ld quusid.

quus [m.dh]
Ka rajo dhigidda laga rajo dhigo wax la sugayey ama la waayey.

quus [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Biyo hoos u gelid; muquurid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg