quusasho
(m.f.dh)

eeg quuso. ld quusad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quusasho

ool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lay, -ooshay)
1. ld aal 2. Socod, geeddi iwm ka baaqasho. 2. Ka o.: wax helitaankooda ka quusasho.

sabar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bray, -bartay; -bri)
1. Wax u dulqaadasho. 2. Ka s.: wax ka quusasho. ld sabbur², samar², samir².

qanac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ncay, -nacday; -nci)
1. Qof arrin ama wax kale raali ku noqosho. 2. Wax ka quusasho.

quusad [m.l]
ld quusasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg