quusi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Nafley biyo hoos u gelin. 2. Cid rajo la'aan dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quusi

hafi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Nafley si uu u harqado biyo quusin. 2. Hilib dab ku yacyacoodin.

maquusid [m.dh]
ld muquusid.

muquus [m.l]
1. ld muquusid. Quusidda biyo hoos loo quuso. 2. Muquuf¹.

muquus [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Biyo hoos u quusid. ld maquus².

muquusid [m.f.dh]
eeg muquus². ld maquus¹, maquusid, muquus¹ (1).

quus [m.l]
ld quusid.

quusid [m.f.dh]
eeg quus³. ld quus¹.

raquusid [m.f.dh]
eeg raquus². ld ruquusid.

ruquusid [m.dh]
ld raquus¹, raquusid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg