quuso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)

Wax ka samrid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quuso

muquus [m.l]
1. ld muquusid. Quusidda biyo hoos loo quuso. 2. Muquuf¹.

quusasho [m.f.dh]
eeg quuso. ld quusad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg