quxuub
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

1. Q. ah: oday gaboobay. 2. Rati gaboobay.

quxuub
(m.dh)

1. Q. ah: habar gabowday. 2. Q. ah: hal gabowday.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh quxuub

quxuubnimo [m.dh]
Quxuub ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg