raab
(Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb)Qayb. qayb
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raab ↴
raabac [m.l]
Qof buuxiya kaalin cayaar turub
oo maran.
raabac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Kaalin ciyaar turub oo maran buuxin.
raabacad [m.dh]
Cayaar turub (dabaka-eri)marka saddex raani baxdo tan afaraad ee harta.
raabacid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raabac(2) raabac
raabakh [m.l] (-khyo, m.dh)
Qalab aad u gaboobay.
raabakh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-khay, -khday)
Qalab, wax aad u gaboobay noqosho.
raabakhid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raabakh². raabakh
raabakhsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax raabakhay ahaansho (qalab).
raabakhsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raabakhsan. ld raabakhsanaansho. raabakhsan, raabakhsanaansho