raabac
(m.l)Qof buuxiya kaalin cayaar turub oo maran.
raabac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)Kaalin ciyaar turub oo maran buuxin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raabac ↴
raabacad [m.dh]
Cayaar turub (dabaka-eri)marka saddex raani baxdo tan afaraad ee harta.
raabacid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raabac(2) raabac
raab [Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb]
Qayb.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg