raabakh
(m.l) (-khyo, m.dh)

Qalab aad u gaboobay.

raabakh
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-khay, -khday)

Qalab, wax aad u gaboobay noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raabakh

raabakhid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raabakh². raabakh

raabakhsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax raabakhay ahaansho (qalab).

raabakhsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raabakhsan. ld raabakhsanaansho. raabakhsan, raabakhsanaansho

raabakhsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld raabakh-sanaan. raabakh-sanaan

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg