raabakhid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg raabakh². raabakh
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raabakhid ↴
raabakh [m.l] (-khyo, m.dh)
Qalab aad u gaboobay.
raabakh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-khay, -khday)
Qalab, wax aad u gaboobay noqosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg