raabso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

1. Xoolo wax calalin; baryaqaadid. 2. Dad wax calalin. ld raamso. baryaqaadid

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raabso

raabsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raabso. ld raabsi, raamsasho, raamsi. raabsi, raamsasho, raamsi, raabso

raamso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld raabso.

waraabso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Nafley oomman biyo siisasho. 2. Beer oomman biyo ku duwasho.

raab [Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb]
Qayb.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg