raacato
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

Dad reer guuraa ah oo miyiga ku nool oo xoolo dhaqda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raacato

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg