raacdayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

1. Nafley cayrsasho. 2. Wax raadsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raacdayso

raacdaysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raacdayso. ld raacdaysi. raacdayso, raacdaysi

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg