raacis
(m.l)

ld raacin. raacin

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raacis

raacin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raaci. ld raacis, raacsiin. raaci, raacis, raacsiin

kaadiraacis [m.l]
ld kaadiraacin.

doograacis [m.dh]
ld doograacid.

garaacis [m.dh]
ld garaaci.

gawaanraacis [m.l]
ld gawaanraaci.

is-hambarraacis [m.l]
ld is-hambarraacin.

israacis [m.l]
ld israacin.

mindirraacis [Magac Lab | Noun Masculine]
ld mindirraacin.

raac [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-cay, -cday)
1. (f.g) Cid socod ku wehelin. 2. (f.g) Waddoqaadid. 3. (f.g) Diyaarad, baabuur iwm oo socda fuulid. 4. (f.g) Bahal iyo dayac xoolo ka ilaalin. 5. (f.g) Cid cayrsasho. 6. (f.mg) Ku r.: cid ra'yi iwm la oggolaan. 7. (f.mg) La r.: xoolo iwm garaacid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg