raaciye
(m.l)

1. Dad waddan ku wada nool inta maamulka haysa mooyaane inta kale oo la xukumo; shacbi. 2. Dad inta aan ciidan ahayn; rayid. ld raaciyad. raaciyad, rayid, shacbi

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raaciye

raaciyad [m.dh]
ld raaciye. raaciye

raaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax socda wax kale ku darid. 2. Xoolo cid ilaalisa u yeelid. 3. Habaar ama duco cid ku larid. ld raacsii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg