raadgan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gamay, -gantay; -gami)

ld raadqaad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raadgan

raadqaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Raad baarid, raadraacid. 2. Qof sixirid si uu meesha uu ku nool yahay uga cararo. ld raadgan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg