raadgoo
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-gooyay, -goysay)1. Raad-gooyo samayn. 2. Wax cirib tirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raadgoo ↴
raadgoob [m.l]
Baarid la sameeyo si loo helo waxa maqani meesha uu maray. ld raad-goobid.
raadgoob [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Waxa maqan meesha uu maray baarid. 2. Wax maqan doonid.
raadgoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raadgoob². ld raadgoob¹.
raadgooyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raadgoo.
raadgooyo [m.dh]
Hab loo raadiyo xoolaha dhuma ama wixii kaloo la raadinayo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg