raadgoobid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg raadgoob². ld raadgoob¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raadgoobid

raadgoob [m.l]
Baarid la sameeyo si loo helo waxa maqani meesha uu maray. ld raad-goobid.

raadgoob [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Waxa maqan meesha uu maray baarid. 2. Wax maqan doonid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg