raadgooyn
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg raadgoo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raadgooyn ↴
raadgoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-gooyay, -goysay)
1. Raad-gooyo samayn. 2. Wax cirib tirid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg