raadgooyo
(m.dh)Hab loo raadiyo xoolaha dhuma ama wixii kaloo la raadinayo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raadgooyo ↴
raadgoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-gooyay, -goysay)
1. Raad-gooyo samayn. 2. Wax cirib tirid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg