raadguur
(m.l)

Cirib go'idda wax jiri jiray ay cirib go'aan.

raadguur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Wax jiritaan-kiisa tirtirmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raadguur

raadguurid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raadguur².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg