raadqaad
(m.l)1. Wax la raadinayo oo raadkooda la dabaggalo. 2. Sixir.
raadqaad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)1. Raad baarid, raadraacid. 2. Qof sixirid si uu meesha uu ku nool yahay uga cararo. ld raadgan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raadqaad ↴
raadgamid [m.dh]
ld raadqaadid.
raadgan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gamay, -gantay; -gami)
ld raadqaad.
raadqaadan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax sixran ahaansho.
raadqaadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raadqaad. ld raad-gamid.
raadqaadnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raadqaadan. ld raadqaadnaansho.
raadqaadnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld raadqaadnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg