raadraacid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg raadraac². ld raad-raac¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raadraacid ↴
raadqaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Raad baarid, raadraacid. 2. Qof sixirid si uu meesha uu ku nool yahay uga cararo. ld raadgan.
raadraac [m.l]
Baarid la sameeyo si arrin hore u dhacday xaqiiqdeeda loo helo. ld raadraacid.
raadraac [m.l]
Baarid la sameeyo si arrin hore u dhacday xaqiiqdeeda loo helo. ld raadraacid.
raadraac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
Arrin hore u dhacday xaqiiqdeeda raadin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg