raadsi
(m.l)ld raadsasho.
Dheeraadsiin*
waa darajo sare oo dhaqan wanaagsan ah oo Allah ku galadaysto qof: Fadiilo
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raadsi ↴
raadsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raadso. ld raadsi.
aanaysi [m.l]
1. Godob u raadsi. 2. Xigtaysi. ld aanaysasho.
furaadsi [m.l]
ld furaadsasho.
garaadsi [m.l]
ld garaadsash.
muraadsi [m.l]
ld muraadsasho.
raad [m.l] (-dad, m.l)
1. Astaanta waxa soconayaa cagtoodu dhulka ku reebto. 2. Calaamad ka harta wax hore u jiray. 3. Xusuus aan qofku illaawi karin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg