raag
(m.l)1. Waqtiga uu shay soconayo, muddo. 2. Daah, habsaan.
raag
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)1. Daahid. 2. Waqti badan jirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raag ↴
faad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Cunto, cabbid, daawo iwm nafaqo iwm waxtarkii ay lahayd raagid awgeed lumin.
gaajo [m.dh]
Dareen jirku dareemo marka cuntadu ka raagto. ld qaajo. qaajo
ictikaaf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Cibaado awgeed masaajid ku raagid
laasimo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-intay, -imatay)
1. Wax caadaysasho. 2. Meel ku raagid.
raagid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raag². ld raagis.
raagis [m.dh]
ld raagid.
raagsad [m.l]
ld raagsasho.
raagsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raagso. ld raagsad, raagsi, raagsiino, raagsiinyo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg