raagis
(m.dh)ld raagid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raagis ↴
raagid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raag². ld raagis.
daah [m.l]
1. Dibdhac; raagis; dubudhac. 2. ld daahid.
durba [m.dh.fk]
D./d.diiba: si degdeg ah, la raagis la'aan, ciyow.
raag [m.l]
1. Waqtiga uu shay soconayo, muddo. 2. Daah, habsaan.
raag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Daahid. 2. Waqti badan jirid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg