raagsi
(m.l)ld raagsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raagsi ↴
raagsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raagso. ld raagsad, raagsi, raagsiino, raagsiinyo.
raagsiino [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld raagsasho.
raagsiinyo [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. ld raagsasho. 2. Daahid badan.
raag [m.l]
1. Waqtiga uu shay soconayo, muddo. 2. Daah, habsaan.
raag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Daahid. 2. Waqti badan jirid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg