raagso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Wax imaatin-koodu dib u dhacay daahsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raagso ↴
raagsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raagso. ld raagsad, raagsi, raagsiino, raagsiinyo.
raag [m.l]
1. Waqtiga uu shay soconayo, muddo. 2. Daah, habsaan.
raag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Daahid. 2. Waqti badan jirid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg