raaji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Wax cumrigooda dheerayn. 2. Wax daahin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raaji ↴
raajin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raaji. ld raajis.
raajis [m.l]
ld raajin.
abaadi [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Baadi goobisteed raajin. 2. (f.mg) Ku a.: wax xaalad gaar ah ku raajin. ld abaadsii.
araaji [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg arji.
barraaji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Kala b.: wax laba qeybood oo isla'eg u kala dhambalmid.
barraajin [m.f.dh]
eeg barraaji.
barraajis [m.dh]
1. Geed caleemo balballaaran iyo miro la cuno leh oo dhulka ku faafa. 2. Geed dhulka ku faafa,leh laamo dhaadheer oo jilicsan, caleemo balballaaran oo khudrad ahaan loo cuno.
faraajiin [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg fujaan.
maraajic [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg marjac.